Macalimiin Ka Socday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo La Kulmay Ardada Fasalka 12 Ee Dugsiga Sare Ee Ugaas Yaasiin ( Sawiro)

Ardada Iyo Maamulka Dugsiga Sare Ee Ugaas yaasiin Secondary ayaa Macalimiintii Ka Socday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Si Wanaagsan Oogu Soo Dhaweeyay Iskuulka.

Macalimiintii Ka Socday Jaamacada ayaa la kulmay aradada fasalka 12 ee sanadka Ka Gudbayo Dugsiga Sare.

Macalimiinta Ka Socday Jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa Ogu Horeyn ardada iskuulka ooga Tacsiyeeyay shilkii baabuur oo ay ku dhinteen qaar ka mid ahaa ardada fasalka 12 ee dugsiga ugaas yaasiin ee magaalada boosaaso.

Macalimiinta jaamacada  ayaa ardada u sharaxay waxbarashada jaamacada iyo facultyada jaamacada bixiso ardada ayaana la masquuday Heerka waxbarashada Ee Taalo jaamacada Culuumta Caafimaadka.

Ardada ayaana Danaynayo Jaamacada si ay ooga Faa’idaystaan waxbarashada jaamacada taalo.

Halkaan Ka Daawo Sawirrada.

 

Leave a Reply