Macalimiin Ka Socday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo Booqday Dugsiga Sare Ee Cumar Binu Aziz (Sawirro)

Macaliim Ka Socday jaamacada culuumta Caafimaadka ayaa waxay la kulmeen ardada fasalka 12 ee dugsiga sare ee sanadkan dhameynayo iskuulka cumar Binu Cabdicasiis  ee magaalada boosaaso ardada ayaana soo dhaweeyay Macalimiinta jaamacada.

Ustaad Asad Garad oo ka socday jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa ardada sharaxaad dheer ka siiyay facultyada jaamacada iyo Qalabka iyo shuruudaha aqbalaada ardayda ku soo biirayo jaamacada.

Ardayda iskuulka iyo Maamulkooda ayaa isku raacay in ay jaamacada culuumta Caafimaadka Tahay Kaadirka Koobaad Ee Aqoonta .

 

Daawo sawirro.

 

Leave a Reply