Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Oo Si Heer Sare ah Loogu Soo Dhaweeyay Dugsiga Sare Ee Boosaaso Public Secondary Lana Kulmay Fasalka 12 Ee Iskuulka (Sawiro)

Dugsiga Sare Ee Boosaaso Public Secondary ayaa soo Dhaweyn Diiran U Sameeyay Macalimiin Ka Socday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Si Qaas ahna Macalimiintii Jaamacada Ka Socday Waxay La Kulmeen Glass 12 Ee Sanadkan Ka Qalin Jabinayo Dugsiga Sare Ee Boosaaso Public Secondary.

Ustaad Abdinasir oo ka mid ah macalimiinta Jaamacada Culuumta Caafimaadka  ayaa Si Qota Dheer Ooga War Bixiyay Heerka Waxbarasho Ee Jaamacada Taalo Guud ahaan ardadii iyo Maamulka iskuulkana way Qireen in ay jaamacada tahay Kaadirka Koobaad Ee Aqoonta.

Ustaad Abdullahi Abdirizak Jiindhe ayaa ardada Sharaxaad ka siiyay facultyada jaamacada ayna tahay jaamacada xooga Saarto Tayada ardayga.

Ardada Iskuulka ayaana Sheegay in ay Ku Haminayaan in Marka ay ka Gudbaan Fasal 12 in ay jaamacada Toos U Imaanayaaan Si ay Waxbarashada Tayada Leh Ee Jaamacada Ooga Faa,idaystaan .

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

  

Leave a Reply