Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Ayaa qabanayso Ardada Dugsiyada Sare Soo Dhameystay Oo Danaynayo In ay Iska Qoraan Facultyada Jaamacada Bixiso.(Daawo Muuqaalka)

Jaaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso ayaa Sanadkan 2018-2019 toos u Bilowday Diiwaangalinta ardada danaynayso in ay ku soo biiraan jaamacada ayagoo buuxinayo shuuruudaha jaamacada.

jaamacada culuumta Caafimaadka ayaa ah jaamacada kaliya Oo Taqasuska Caafimaadka Xooga Saarto Oo Tayo Sare leh Oo Ka Jirto dalkeena .

Hadaba Hadaad Tahay arday Soo Dhameystay Dugsiga Sare Oo Danaynayo Waxbarasho Tayo Leh jaamacada Culuumta Caafimaadka way Ku soo Dhaweynaysaa.

Hadaba Booqo Si aad isku soo Diiwaangalisid jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso.

Halkaan Daawo.

 

Leave a Reply