Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo Qaadanayso Ardada Dugsiyada Sare Soo Dhameeyay Iyo Is Diiwaangalinta Ardada Cusub Oo Ka Socoto Jaamacada(Bal Fiiri Muuqaalka)

Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ayaa Soo Dhaweynayso ardada Dhameysatay Dugsiyada Sare Ee Doonayo Waxbarashada Tayada Leh Ee Jaamacadda Culuumta Caafimaadka.

Hadaba Si aad Shuruudaha Aqbalaada U Buuxisid Booqo Jaamacada Culuumta Ee Magaalada Boosaaso..

Muuqaalkan Qurxoon Daawo Ee Jaamacada.

 

 

Leave a Reply