Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo Agabyo Muhiim ah Kala Wareegtay Haayada Save the children.(Daawo sawirada.)

Haayada Save The Children  ayaa jaamacada Culuumta caafimaadka ku wareejisay Agab iskugu jiro Kuraas iyo Photo Copy ama Priterka wax lagu daabaco sida Buugaagta iyo wixii la mid ah.

Gudoomiyaha Jaamacada culuumta Caafimaadka prof.Abdirizak Husein Hassan ayaana ooga mahad celiyay haayada Save sida agabkan ay jaamacada u soo gaarsiisay.

Sidoo kale Gudoomiye Ku xigeenka Adminka Jaamacada Eng Abdirashiid yuusuf Mahad  iyo Shaqaalaha kale ee jaamacada ayaa Soo Dhaweeyay agabka haayada save ay jaamacada ku wareejisay.

Jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa ah Kaadirka oogu weyn Ee Caafimaadka Ee Dalkeena oo soo saarto Dad aqoon fiican u leh arimaha caafimaadka.

Daawo Sawirada.

 

Leave a Reply