Jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa Xaflad u Qabatay Ardada Sanadkan Ka Qalin Jabinayso Jaamacada.

Xaflada Shalay Ka Dhacday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu shaaciyay ardada Sanadkan ka  Qaadanayso Shahaada Heerka Koobaad Ee Bachelor Oo Lagu Dhawaaqayay Ardada Magacyadooda Inta Goobta Joogtay.

Gudoomiyaha Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Prof.Abdirizak Hussen Hasan ayaana ardada joogtay kulankaa sheegay oo lagu dhawaaqay ay yihiin kuwa sanadkan ka qalin jabinayo jaamacada Culuumta Caafimaadka .

Ardada Sanadka kaqalinjabinayso jaamacada ayaa waxay kala yihiin sadex faculty .

1-Bachelor of Nursing

2-Bachelor of Loboratory

3-Bachelor of Public Health.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

Leave a Reply