Wararka

NOTICE FOR DRUG THERAPEUTICS COURSE (ATTENTION ! !!!!!!! ATTENTION!!!!!!!! )

ATTENTION  ! !!!!!!!   ATTENTION!!!!!!!!   ATTENTION!!!!!!! Any interested student is hereby brought to his or her information that the department of capacity building at the university of health sciences announce a four month course on therapeutics in which the students will be offered a certificate and a transcript combined in one […]

Jaamacadda Culuunta Caafimaadka ee Boosaaso ( University of Health Sciences Bossaso) oo ka qayb gashay aqoon isweydaarsi muhiim ah ( Qoraal +sawiro)

Jaamacadda Culuunta Caafimaadka ee Boossaso ayaa ka qayb gashay aqoon isweydaarsi ku saabsan tayaynta  waxbarashada sare ee Puntland. Aqoon isweydaarsigan oo socday muddo 4 beri ah  waxaa lagu qabtay Magaalada Garowe waxaana hogaaminaayey   xeel dheere lagu magcaabo Prof. Mike kuria oo khabiir ku ah habka tayeynta waxbarashada sare, waxaa kale […]

Arday ka qalinjabiyay Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Bosaso (Sawiro)

Waxaa Jaamacadda culuumta caafimaadka maanta ka qalin jabisay Arday, kuwaasi oo dhammeystay heerka koowaad ee waxbarashada(bachular degree) 34 arday ayey ahaayeen ardayda maanta ka qalin jabisay Jaamacadda culuumta caafimaadka ee magaalada Bosaso, waxa ayna isugu jireen gabdho iyo wiilal. Muddo labo sano ah ayey baranayeen koorsadan ardayda ,waxa ayna ka kala […]