Wararka

Lab Aid to University of health Sciences Bosaso.

(uohsboss.com)-Here are some of the laboratory Instruments and glassware. That university of health sciences bosaso has obtained from a humanitasion organization in Britain. The university of health sciences bosaso expresses its guatitude.

Jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa Xaflad Soo Dhaweyn ah u qabatay Ardayda Sanadkan Ku Soo Biirtay Jaamacada.(Sawirro)

Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Ayaa Shalay Galab Xaflad Balaaran Gudaha Jaamacada oogu qabatay Ardayda Sanadkan Ku Soo Biirtay Jaamacada oo aheyd 650 arday. Jaamacada ayaana agaasintay xaflada waxaana ka soo Qeybgalay xafladaa Maamulka jaamacada,Macalimiinta iyo Howl wadeena jaamacada iyo ardayda sanadkan 2018/2019 ku soo biirtay iyo waalidiintooda oo […]

Wafdi Ka Socday Haayada UNFPA,Wasaarada Caafimaadka puntland Iyo Puntland Association Midwife Oo La Kulmay Maamulka Sare Ee Jaamacada Culuumta Caafimaadka.

Waxaa Jaamacada Culuumta Caafimaadka soo booqday oo maamulka sare ee jaamacada la kulmay wafdi ka socday Haayada UNFPA Iyo Puntland Association Midwife (Pam)  ururka umulisooyinka puntland iyo Wasaarada caafimaadka puntland. Ujeedada wafdigan ayaa ahaa in ogaadaan Manhajka ardada umulisanimada ay jaamacada barto waxaana u sharaxay Hormuudka Kuliyada Nursing ararso iyo […]