Video

Maecenas faucibus mollis interdum. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Vestibulum id ligula porta felis euismod semper. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo La Gudoonsiiyay Shahaado Sharaf(Daawo)

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee  puntland  Oo Xaflad ku qabatay Magaalada Garawe ayaa abaal Marin gudoonsiisay jaamacada culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso oo Ka qeyb qaadatay lacagtii isku Tashiga aheyd ee Lagu Dhisayay Wadada Ceel-Daahir-(Ceerigaabo. Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso ayaa Door weyn ka qaadatay Lacagtii Lagu Dhisayay […]

Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Ayaa qabanayso Ardada Dugsiyada Sare Soo Dhameystay Oo Danaynayo In ay Iska Qoraan Facultyada Jaamacada Bixiso.(Daawo Muuqaalka)

Jaaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso ayaa Sanadkan 2018-2019 toos u Bilowday Diiwaangalinta ardada danaynayso in ay ku soo biiraan jaamacada ayagoo buuxinayo shuuruudaha jaamacada. jaamacada culuumta Caafimaadka ayaa ah jaamacada kaliya Oo Taqasuska Caafimaadka Xooga Saarto Oo Tayo Sare leh Oo Ka Jirto dalkeena . Hadaba Hadaad Tahay arday […]