Past Events

University Of Health Sciences-Faculty Of Environmental Students Field report.

Faculty of environmental Science Field trips reports  Students from the faculty environmental science in the University of Health Science (UOHS) and plant expert and field trainer at Bosaso international airport ACTIVITY ONE TREE PLANTING   introduction The faculty of environmental science in the University of health science, organized a small […]

Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Oo Kaalin weyn Ka Qaaadatay Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Dowlada Federaal Iyo Madaxweynaha Puntland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso.

Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Ayaa Kaalin Weynka ka qaadatay soo Dhaweyntii Madaxweynaha Dowlada Federaalka Iyo Madaxweynaha Puntland. Goobta Soo Dhaweynta Xilli Hore Waxaa Lagu Arkayay Ardayda,Macalimiinta iyo Qaar Ka Mid ah Maamulka Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo Wato Boorar Ay Ku Xardhanyihiin-Soo Dhawoow Madaxweyne Famaajo . Sidoo Kale Jaamacada […]

Jaamacadda Culuunta Caafimaadku waxay idiin haysaa fursado waxbarasho

Address: Tell: 25-25-907799202, 25-25-907790285 E-mail: uohsboss@gmail.com , cohsboss@gmail.com Web. www.uohsboss.com   Ogeysiis Ogeysiis Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Bossaso (University of Health Sciences Bossaso) oo ah isha ugu weyn oo soo saarta Kaadirka caafimaadka ee dalkeena waxay bixisaa takhasusaadka caafimaadka oo keliya , waana Jaamacadda Keliya oo nooceeda ah oo guud […]

Opportunity announcement

We kindly inform you that  the Course of  CCM will be starting on 1st week of  November /2015 at University of health sciences. Course Name:  Critical Care Management (CCM) Duration: Two months Lecture  time: Every Friday afternoon Venue: University of Health Science Course Instructor: Mr. Mohammud Seid   Course Description: […]

Arday Baratay Caafimaadka oo ka qalinjabiyay Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Bosaso.

Arday isugu jira Wiilal iyo Gabdho bartay Culuumta Caafimaadka ayaa maanta ka qalinjabiyay Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Bosaso. Munaasabada Ardayda baratay Caafimaadka Shahaadooyinka lagu Guddoonsiiyay ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland,Ganacsato,Waalidiin,Aqoonyahan iyo marti sharaf kale. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Saadiq Eenow oo ka hadlay Munaasabada ayaa […]