News

Maecenas faucibus mollis interdum. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Vestibulum id ligula porta felis euismod semper. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Wafdi Ka Socday Haayada UNFPA,Wasaarada Caafimaadka puntland Iyo Puntland Association Midwife Oo La Kulmay Maamulka Sare Ee Jaamacada Culuumta Caafimaadka.

Waxaa Jaamacada Culuumta Caafimaadka soo booqday oo maamulka sare ee jaamacada la kulmay wafdi ka socday Haayada UNFPA Iyo Puntland Association Midwife (Pam)  ururka umulisooyinka puntland iyo Wasaarada caafimaadka puntland. Ujeedada wafdigan ayaa ahaa in ogaadaan Manhajka ardada umulisanimada ay jaamacada barto waxaana u sharaxay Hormuudka Kuliyada Nursing ararso iyo […]

Arday Badan Oo Maanta Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ka Qalinjabiyay(Sawirro)

Maanta oo aheyd 22-bisha 3aad Khamiis ayaa waxaa Jaamacada Culuumta Caafimaadka ka qalin jabiyay Clinical Nursing Bach 5 iyo Public Health Bach 2 Oo Sanadkan Jaamacada Culuumta caafimaadka Ka Qalin Jabiyay. Iyadoo Maanta Ay Qalin Jabiyeen 58 Arday Oo Iskugu Jirtay Clinical Nursing Iyo Public Health Xaflad Balaaran Oo Ardada […]

Kuliyada Deegaanka Ee Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo Markale Dhireyn Ku Sameysay Airporka Boosaaso Iyo Maamulka Airporka Oo La Kulmay Ardada Deegaanka.(Sawirro)

Kulliyada Barashada Deegaanka Ee Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso ayaa Mar kale Oo Aan aheyn  Markii Koobaad ayaa Dhireyn Balaaran Ka Sameysay Airporka Boosaaso Oo Baahi Badan U Qabay Dhir Ku Beeritaan. Ardada Iyo Macalinkii Hogaaminayay ayaa Gacantooda Dhirtii Ku Beeray Sidoo kalena U Habeeyay Meelihii ay Ku Haboonaayeen […]

Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Oo Kaalin weyn Ka Qaaadatay Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Dowlada Federaal Iyo Madaxweynaha Puntland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boosaaso.

Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Ayaa Kaalin Weynka ka qaadatay soo Dhaweyntii Madaxweynaha Dowlada Federaalka Iyo Madaxweynaha Puntland. Goobta Soo Dhaweynta Xilli Hore Waxaa Lagu Arkayay Ardayda,Macalimiinta iyo Qaar Ka Mid ah Maamulka Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo Wato Boorar Ay Ku Xardhanyihiin-Soo Dhawoow Madaxweyne Famaajo . Sidoo Kale Jaamacada […]