Events

Maecenas faucibus mollis interdum. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Vestibulum id ligula porta felis euismod semper. Etiam porta sem malesuada magna mollis euismod.

Wafdi Ka Socday Haayada UNFPA,Wasaarada Caafimaadka puntland Iyo Puntland Association Midwife Oo La Kulmay Maamulka Sare Ee Jaamacada Culuumta Caafimaadka.

Waxaa Jaamacada Culuumta Caafimaadka soo booqday oo maamulka sare ee jaamacada la kulmay wafdi ka socday Haayada UNFPA Iyo Puntland Association Midwife (Pam)  ururka umulisooyinka puntland iyo Wasaarada caafimaadka puntland. Ujeedada wafdigan ayaa ahaa in ogaadaan Manhajka ardada umulisanimada ay jaamacada barto waxaana u sharaxay Hormuudka Kuliyada Nursing ararso iyo […]

Dhaqaatiir Ka Socda Wadanka Ingiriiska Oo Soo Booqday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso(Sawiro

Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso ayaa Soo Dhaweysay Dhaqaatiir ka socday wadanka Ingiriiska oo soo Booqday jaamacada. Gudoomiyaha Jaamacada Culuumta Caafimaadka prof.Abdirizak Hussean Hasan iyo Gudoomiye ku xigeen jaamacada ee Dhanka adminka Eng abdirashid yuusuf ayaa la kulmay Dhaqaatiirta ka yimid ingiriiska oogana warbixiyay Heerka waxbarashada ee jaamacada. Drs […]

Jaamacadda Culuumta Caafimaadka Ayaa qabanayso Ardada Dugsiyada Sare Soo Dhameystay Oo Danaynayo In ay Iska Qoraan Facultyada Jaamacada Bixiso.(Daawo Muuqaalka)

Jaaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso ayaa Sanadkan 2018-2019 toos u Bilowday Diiwaangalinta ardada danaynayso in ay ku soo biiraan jaamacada ayagoo buuxinayo shuuruudaha jaamacada. jaamacada culuumta Caafimaadka ayaa ah jaamacada kaliya Oo Taqasuska Caafimaadka Xooga Saarto Oo Tayo Sare leh Oo Ka Jirto dalkeena . Hadaba Hadaad Tahay arday […]

Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo Maanta Qabatay Kulankii Sanadlaha Ahaa Ee Jaamacada Iyo Dib U Habeyn Lagu Sameeyay Boardka Jaamacada.(Sawirro)

Kulan Balaaran Oo ay jaamacada Culuumta Caafimaadka Ku Qabatay Hoolka jaamacada oo ay Ka Soo Qeybgaleen Maamulka Sare ee jaamacada,Macalimiinta Jaamacada ,Shaqaalaha Kala Duwan ee jaamacada iyo isimo iyo waxgaradka Magaalada Boosaaso ayaa ahaa Kulan Sanadle ah oo jaamacada ku Soo Bandhigeysay Tayada Jaamacada Iyo Dib-Uhabeyn Lagu Sameeyay Boardka Jaamacada. […]