English

Arday Badan Oo Maanta Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ka Qalinjabiyay(Sawirro)

Maanta oo aheyd 22-bisha 3aad Khamiis ayaa waxaa Jaamacada Culuumta Caafimaadka ka qalin jabiyay Clinical Nursing Bach 5 iyo Public Health Bach 2 Oo Sanadkan Jaamacada Culuumta caafimaadka Ka Qalin Jabiyay. Iyadoo Maanta Ay Qalin Jabiyeen 58 Arday Oo Iskugu Jirtay Clinical Nursing Iyo Public Health Xaflad Balaaran Oo Ardada […]

Kulan Ahmiyad Leh Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Dowlada Hoose Ee Boosaaso Iyo Hayada UNFPA Tababarkaana Ay Fulinaysay Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo La Xiriiray Olale Nadaafada Magaalada ah.

Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Ayaa lagu Qabtay Kulan ay Soo Qaban Qaabiyeen UNFPA Iyo Dowlada Hoose Ee Boosaaso Tababarkaana ay fulinaysay jaamacada culuumta caafimaadka ee magaalada boosaaso Gaar ahaan  Macalimiinta faculty of Public Health Oo Tababarka bixinayay oo ku saabsanaa Nadaafada. Tababarka ayaa  Waxaa ka faa,iidaysanayay Dad laga […]

University Of Health Sciences-Faculty Of Environmental Students Field report.

Faculty of environmental Science Field trips reports  Students from the faculty environmental science in the University of Health Science (UOHS) and plant expert and field trainer at Bosaso international airport ACTIVITY ONE TREE PLANTING   introduction The faculty of environmental science in the University of health science, organized a small […]

Bishaaro Bishaaro fursado waxbarasho oo muhiim ah

Ogeysiis Ogeysiis Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Bossaso (University of Health Sciences Bossaso) oo ah isha ugu weyn oo soo saarta Kaadirka caafimaadka ee dalkeena   waxay bixisaa takhasusaadka caafimaadka oo keliya , waana Jaamacadda Keliya oo nooceeda ah oo guud ahaan dalkeena hooyo ka jirta. Jaamacaddu waxay dhowaan ku guulaysatey  tartan […]

Fursado shaqo (Qardho district job vacancies announcements )

Vacancy position District Primary Health Care Officer Location Bander-bayla Puntland Somalia Sector Regional Primary Health Care Start date 04-06-2016 Deadline 09-06-2016 Contact number karkaar@gmail.com Job Advertisement of District Primary Health Care Officer (PHCs)   SPECIFIC RESPONSIBILITIES:   Undertakes field monitoring visits District Health (PHUs PHC) Facilities through supportive supervision and […]