English

Gen.Moorgan Oo Soo Booqday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso (Sawirro)

General Mohamed Saciid Xirsi(Moorgan) Ayaa Soo Booqday jaamacada culuumta caafimaadka oo lagu soo Dhaweeyay. Maamulka jaamacada iyo Macalimiinta ayaa si wanaagsan u soo dhaweeyay Moorgan jaamacadana Qeybaheeda kala Duwan la Tusay. Gen.Moorgan ayaa Waxaa qaabilay Gudoomiyaha Jaamacada Culuumta Caafimaadka Prof: Abdirizak Huseen Hassan Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka jaamacada Eng Abdirashid […]

Ardada Facultyga Of Public Health Iyo Hormuudka Facultyga Ee Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo ukuur Galay Badqabka Biyaha ay Isticmaalaan Dadka Boosaaso.(Sawirro)

Ardada Dhigato Facutlyga Of Public Health ee jaamacada Culuumta Caafimaadka iyo Hormuudka Facultyga Abdullahi abdirizak (Jiindhe) ayaa Booqasho Ukuur gal ah ka sameeyay  Bad Qabka Biyaha Ceelasha Biyaha Ee Shirkada Gumco Ee Duleedka Magaalada oo ay isticmaalaan dadka ku nool magaalada Boosaaso. Sidoo Kale Booqashada waxaa Ardada iyo Hormuudka Ku […]

Ardada Fasalka 12 Ee Dugsiga Al-Imaamu Nawaawi Ayaa Macalimiin Ka Socday Jaamacada Culuumta U Sheegay In ay Ku Han Weyn Yihiin In ay Jaamacada Sanadka Dambe Ku Soo Biiraan.(Sawiro)

Ardada Dugsiga Sare Ee Al-Imaamu Nawaaawi Fasalka 12 aad ayaa Soo Dhaweyn Balaaran Usameeyay Macalimiin Ka Socday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso. Ardada Oo Ogsoonaa In ay jaamacada Culuumta Caafimaadka ay tahay isha aqoonta ayaa hadana said jama farah madaxa ardada ee jaamacada Markuu Sharaxaad ka siiyay facultyada jaamacada […]