English

Lab Aid to University of health Sciences Bosaso.

(uohsboss.com)-Here are some of the laboratory Instruments and glassware. That university of health sciences bosaso has obtained from a humanitasion organization in Britain. The university of health sciences bosaso expresses its guatitude.

Jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa Xaflad Soo Dhaweyn ah u qabatay Ardayda Sanadkan Ku Soo Biirtay Jaamacada.(Sawirro)

Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Ayaa Shalay Galab Xaflad Balaaran Gudaha Jaamacada oogu qabatay Ardayda Sanadkan Ku Soo Biirtay Jaamacada oo aheyd 650 arday. Jaamacada ayaana agaasintay xaflada waxaana ka soo Qeybgalay xafladaa Maamulka jaamacada,Macalimiinta iyo Howl wadeena jaamacada iyo ardayda sanadkan 2018/2019 ku soo biirtay iyo waalidiintooda oo […]

Wafdi Ka Socday Haayada UNFPA,Wasaarada Caafimaadka puntland Iyo Puntland Association Midwife Oo La Kulmay Maamulka Sare Ee Jaamacada Culuumta Caafimaadka.

Waxaa Jaamacada Culuumta Caafimaadka soo booqday oo maamulka sare ee jaamacada la kulmay wafdi ka socday Haayada UNFPA Iyo Puntland Association Midwife (Pam)  ururka umulisooyinka puntland iyo Wasaarada caafimaadka puntland. Ujeedada wafdigan ayaa ahaa in ogaadaan Manhajka ardada umulisanimada ay jaamacada barto waxaana u sharaxay Hormuudka Kuliyada Nursing ararso iyo […]

Haayada Save,Waaxda Xirfadaha Ee Wasaarada Waxbarashada Puntland Iyo Jaamacada Culuumta Caafimaadka Oo Xaflad u Qabtay ardaydii Ku Guulaystay Imtixaankii Laga Qaaday.

Jaamacada Culuumta Caafimaadka iyo Haayada Save ayaa Maanta Xaflad Balaaran waxaa Gudaha Jaamacada Loogu Qabtay ardaydii ku guulaystay imtixaankii laga qaaday oo ay soo codsadeen waxbarasho lacag la,aan ah oo ay soo bandhigtay haayada save jaamacada culuumta ay fulinaysay door weyna ay ka qaadatay waaxda xirfadaha ee wasaarada waxbarashada puntland. […]

Jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa Xaflad u Qabatay Ardada Sanadkan Ka Qalin Jabinayso Jaamacada.

Xaflada Shalay Ka Dhacday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu shaaciyay ardada Sanadkan ka  Qaadanayso Shahaada Heerka Koobaad Ee Bachelor Oo Lagu Dhawaaqayay Ardada Magacyadooda Inta Goobta Joogtay. Gudoomiyaha Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso Prof.Abdirizak Hussen Hasan ayaana ardada joogtay kulankaa sheegay oo lagu dhawaaqay ay […]