Author: Mohamed Dini

Daawo.Dr cabduqadir Oo Ku Takhasusay cudurada dhimirka (mental health) Kulan Aqooneed Ku Qabtay Jaamacada Culuumta Caafimaadka,

Dr Cabduqadir yusuf maxamed (iiddi) oo ku takhasusay cudurada dhimirka (mental health) ayaa jaamacada culuumta caafimaadka ku qabtay cashar ku saabsan post-traumatic stress disorderoo ardadana jaamacada ooga faa,ideynayay aqoontiisa. Ardada jaamacada culuumta caafimaadka ayaana Su,aalo quseeyo topic dr abdiqadir ka hadlayay weydiinayay ka dibna ooga jawaabayay dhaqtarka. Maamulka Jaamacada culuumta […]

Lab Aid to University of health Sciences Bosaso.

(uohsboss.com)-Here are some of the laboratory Instruments and glassware. That university of health sciences bosaso has obtained from a humanitasion organization in Britain. The university of health sciences bosaso expresses its guatitude.