Ardaydii Iska Diiwaan galisay jaamacada culuumta Caafimaadka ayaa Maanta U Fadhiistay Imtixaankii aqbalaada.

Maanta oo ah Talaado 25-9-2018 ayaa jaamacada culuumta caafimaadka waxay imtixaankii aqbalaada ka qaaday guud ahaan ardadii iska qortay kuliyadaha ay jaamacada bixiso.

Maamulka Jaamacada Culuumta Caafimaadka baana ardada Maanta imtixaanka galay u rajeeyay Guul.

Ardada maanta imtixaanka gashay ayaana sheegay in ay ku faraxsanyihiin in jaamacada ay ku soo biiraan ayna ku doorteen aqoon tayo sare leh oo ay jaamacada bixiso.

Halkaan ka daawo sawirada.

Leave a Reply