Ardada Fasalka 12 Ee Dugsiga Sare Ee Xamdaan Oo La Kulmay Macalimiin Ka Socday Jaamacada Culuumta Caafimaadka (Sawirro)

Ardada Fasalka 12 Ee Dugsiga sare ee xamdaan ayaa iskuulka ku soo dhaweeyay macalimiin ka socday jaamacada culuumta caafimaadka ee magaalada Boosaaso.

Macalimiintii ka socday jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa ardada u sharaxay facultyada jaamacada ay bixiso iyo qalabka casriga ee jaamacada .

ardada ayaana sheegay in ay jaamacada Culuumta caafimaadka tahay  tahay isha aqoonta jaamacdaha

Daawo sawiro

 

 

Leave a Reply