Ardada Fasalka 12 Ee Dugsiga Al-Imaamu Nawaawi Ayaa Macalimiin Ka Socday Jaamacada Culuumta U Sheegay In ay Ku Han Weyn Yihiin In ay Jaamacada Sanadka Dambe Ku Soo Biiraan.(Sawiro)

Ardada Dugsiga Sare Ee Al-Imaamu Nawaaawi Fasalka 12 aad ayaa Soo Dhaweyn Balaaran Usameeyay Macalimiin Ka Socday Jaamacada Culuumta Caafimaadka Ee Magaalada Boosaaso.

Ardada Oo Ogsoonaa In ay jaamacada Culuumta Caafimaadka ay tahay isha aqoonta ayaa hadana Ustaad Asad Garad oo ka mid ah macalimiinta  jaamacada Culuumta Caafimaadka ayaa Sharaxaad ka siiyay facultyada jaamacada iyo tayada waxbarashada iyo Qalabka Casriga ee jaamacada ardada wax Ku Barto ayey jaamacada La Masquudeen Tayadeeda.

Maamulaha iskuulka Xaaji ayaa ardada U Sheegay in jaamacada ay tahay mid bixiso waxbarasho Tayo leh.

Ardada Fasalka 12 Ee Sanadkan Ka Qalin Jabinayo Dugsiga Al-Imaamu AL -Nawaawi ayaa Sheegay in ay jaamacada Sanadkan  ay ku soo Biirayaan oo ay U Qorsheynayeen,

Halkaan Ka Daawo Sawirada

 

Leave a Reply